Dibu dhigu uu ka khatar badanyahay sad u malayso 2026

HORHACA

Dib u dhiga ha fogato ama ha dhawato mar ayaad ogaan doonta in dib udhiga iyo bari yantu tahay ku ciyaarka risqigaga noloshada cimrigaga iyo malmaha ugu muhiimsan jiritankaga
Arin u fiirsasho le maalmihi yara ee laso dhafay calamka si guud ahaned ka dib amusnan dheer dadku hal mar ayay afka furten hana lo gaadho noloshayadi way burburisaa dib u dhiga ayaa burburinaya waxba wan qaban la nahay
Xitaa balamaha cafimaad dib ayan u dhigna sababtuna waa kaligi taliyahan yar waana telefonka gacanteena ku jira
Aladan aan 24 saac gacmaheena ku hayno
Maanta waxan hadlayna dib udhiga sida ay u tahay leeb dhuuntada ku aadan oo xita khatar galinaya ka gaabinta risqigagi ilahay ku amray inaad raadsato
Oo aad kacdo dadka ayaad masullka tahay hadi aad abo tahay hadii aad xaas tahay dad aya kugu xidhan

Waxaan dul istagana ogaanshaha dib u dhiga
Dib u dhiga waxaan u kala qaybin karna laba qaybood mid walbana uu khatartiisa goonida u leyahay lakin ay kala daranyihiin

Waa maxay dib u dhigu


Dib u dhiga hawl mudan inaad qabato si ula kac ah inaad dib ugu dhigto adigo aminsan jiritanka wakhti aad ku samaynkarto hawshasi sida qof cod kuso duubay what’s app oo adan u jawabin macnaha inaad aminsan tahay inaad haysato wakhti aad uga jawabto
Sida qof leh imtixaan todobad ka dib
Ka dibna isaga oo isku qancinaya wali wakhti ayaad haysata uu dib u dhigo isago aminsan lix maalin shan maalin
Ayaa ka dhiman uuna is leyahay waa wakhti aad wax ku akhrinkarto uu macnaha dib u yara dhigo lakin hal mar uu ku bararugo imtixaanki oo la gaadhay

Dib u dhiga samayntiisa si dag dag ah loo arko

Sidaa cafimaadkaga in aad balamaha ka wahsato ama aadan dhakhtarka aadin
Adigo markale ka cajisan marwalbana aad dib usii dhigayso wanad qiyaasikarta aduunkan adiga ka shakhsi ahan waxaa kugu muhiimsan cafimaadkaga inuu yahay bini adamkas la shegayaba waa cafimaadkas cafimad hadii aad waydo waxad diyaar u tahay
Waxa aad hanti haysato in aad bixiso si aad cafimaad u hesho
Risqigaga inaad ka gaabiso hadii aad meel ka shaqayso oo kale oo hawlihi lagu dhiibay sida ay tahay anad uga soo bixin adigo macnaha dib u yaraa dhigaya ka dibna aad u muuqato qof anan shaqaysanayn inaad tahay oo mustaqbalkaga ay diwaan ku galayso hadi aad meel kale u shaqa tagtana inaad tahay qof ma shaqaysata ah
Nadafada guriga in qofku dib u dhigo inu guriga iska nadiifiyo
Warqado la cusboonaysiinayo oo kale passport visa hadi aad qurbaha ku nooshahay oo kale iqaamo warqado caymis kuwa cafimaad lakin aad dib u dhigayso waad qiyaasikartaa ganaxa iyo lacagaha ku dul fuulaya dib u dhigaas aad dib u dhigtay

Maxaa sabab u ah dib u dhiga

Waxaa sabab labo shey oo muhiin ah hadii aad fahanto aad ku bararugayso oo aad iska ilaalinayso

  1. Doorashada raaxo degdeg ah
    Tusale waxaa ku taala hawl muhiim ah
    Lakin natiijadedu waa wakhti dheer ka dib maanta hadii aad beer beranayso oo kale 3 bilod ama 5 bilod ka dib ayaad natiijada guranaysa hadii aad cilmi baranayso natiijada wali waa wakhti dheer ka dib
    Ka dib na dib ayaan u dhigna waxaa soo muhiim ah waxanan doorana raaxada degdega ah oo mobelka ayaa isla markiiba laacnaa oo waxan dawana muuqaladas qosolka ah ee gagaban si aan xalad rayn rayn ah u dareeno
  2. Nacaybka shaygas laga rabo inad qabato

Si guud ahaned nolosheena wax kaste oo macno aduun iyo mid akhiro kuso kordhinaya waa mid nafta ku adag
Macnaha naftu ma jecla shayga dhabta
Inta badana hadii aad aragto waxan dib u dhigna dhamaan shayada ina anfacaya
Mana arkaysid qofleh waxan dib u dhigaaya macnaha muuqalo qosol ah inaan dawado
Waxyabaha nafaca leh ee wax kugu so kordhinaya marwalba dib ayaan u dhigna

MAXAA XAL AH

Marka kobaad waxad ogato inusan jirin xal sixri ah shay yar oo la samaynayo
Ka dibna aad ka adkanayso dibu dhiga
Ma jiro kinin aad laqayso oo lagugu kicinayo oo lagu leyahay istaag oo kininki dibu dhiga ma liqday ma jiro

Adunkan inta aad ku noshahay shay walba oo manfac leh shaywalba oo wax kugu so kordhinaya waa shay anan bilaash ku imanaynin waa shay samir u bahan waa shay inaad naftadaa ka adkato u bahan
Ilahay sw wuxu ku amray inaad asbaabta qadato natiijada adan isku mashqulinin

  1. Hawl walba oo 10 daqiiqo wax ka yar aad ku qabankarto dib haw dhigin hadi aad falsada ku socoto waxad arkaysa dhamaan codadki lagu so diray adigo oo ka jawabay
    Dhamaan waxyaabihi aad dib u dhigaysa waad qaban doonta hadi aad isticmaasho hawl walba oo 10 lagu qabankarto inaad dib u dhigin

  1. Samayso liis

Howlo dib u dhigan
Liiska qor dhamaann hawlaha aad dib u dhigatay ka dib dhamaanto kuxali liiska aad samaysatay waliba wakhti cayiman
Hadi aad malin walba aad xalinkarto 3 ama 2 ka mida hawlahas ku yaala waa si fiican oo aad ku dhamaynkarto

Halkan kala dag pdf wanad so dabacankartaa

  1. Dareenka raaxada
    Hadi aad mobelka ku mashqulsantahay hadii aad musasal ama film aad dawanayso hadi aad u aragto nasiino inad nasanayso oo hawlaha kale ee muhiimka ahi ay yihiin shay adag waxad ogataa adiga ka dareen ahaan xalada nafsiyaan aad daremayso Marka ad hawl qabato waxad ogata inu ka fican yahay marka aad nasanayso maanta hadu jiro qof ka cabanaya nasiino ama si u murugaysan ama xaladiisu aysan wanagsanayn waxaad tijabisa hawl dhaba inaad qabato ila sawiro shaqalaha ka shaqayee hawlaha ugu adag ee noloshada malinti inta badan mashquulsan ee wadadas tagan waxad arkaysa niyadiisa siday u wanagsantahay murug ma yaqano
Next Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *