Farimaha sida malinlaha ilahay nogu so diro 1

Hordhaca

Wali ma furtay muqaal Mana u malaysay fariinta muqaalkasi inay adiga si toosa kugu socoto ka dibna aad qortay waxad mooda inaad aniga si toosa ila hadlayso inaad maskaxdayda ku jirtay adigo danbi qarka u saaran maka so hor baxay muqaal ayad quran oo ku muujinaysa inadan danbi kusi socon ee aad bararugto danbigas inaad ka istaagto hadii aad u fiirsato dhacdooyinka naso maro farxad murug
Fashil guul waxaad arkaysa inay xanbaarsan yihiin fariimo rabani ah xiliyada qaar in ilahay dhagta kayara maroojinayo si aad u bararugto imtixan inu ilahay ku mariyo si aad u bararugto
Oo adan wadada badida kusii socon


Dhacdoyin adag inay kuso maraan waliba sanado badan qaadanaya mudo dheer inaad ku jirto dhibatoyin aad u adag wakhtigas aad dhacdoyinka ku dhex jirto aad dhamaantod u aragto wada shar noloshada inay fashilantay inadan waxbaba ahayn lakin mudo marka ay kaso wareegato oo aad ka baxdo aad u arkayso wixi ugu fiicna ee abid kuso maraa dhacdoyinka xanunka badan inay ahayen khibrada iyo casharada muhiimka ah ee ad kala soo baxday ka dibna ilkale aad ku fiirin doonto dhacdoyinka kuso maraya noloshan aduun aad rumaysanayso arinku inuu ahaa tarbiyen rabani ah

Waa farimo rabani ah lakin sirtu waa ma fahanta mise ma fahantid

Markaad la kulantay hebel ama heblayo
Ka dibna ilahay kuu furo baab risqi anad filaynin waa fariin rabani ah ilahay ayaa risqiga kuso mariyay qofkasi
Risqigi aad ilahay waydiisatay ducadii aad ducaysanaysay inu ilahay ka aqbalay ka dibna risqiga uu qofkasi kuso mariyay

Qof maclumad aad lacag ku samayn karayso kula wadagay
Qof kusiyay maclumad aad shaqo ku helikarayso
Nuucyadan oo kale ayay noqota marka uu ilahay ka aqbalay ducadii
Lakin qofku uu leyahay ilahay igama aqbalin ducadii lakin fariimaha rabaniga
Laga yaaba inu qofku ku bararugsanayn

Qof aadan mudo dheer la hadlin hal mar niyadada maku so dhacay inad wacdo
Lakin qadar ilahay qofkasi uu mudo yar ka dib uu geeriyonayo
Waa fariin rabinaya uu ilahay ku leyahay macasalame
Qalbigaga inu ilahay galiyo qofkasi inaad wacdo ama inad si toosa u booqato mudo yar ka dibna uu qofkasi ilahay oofsado uu geeriyodo

Adigo mawduuc kala laba labaynaya ma aragtay qofka hadlaya isla mawduuca
Bixinayana nasiixoyin dhab ahanti aad u baahantahay midho dhal ah macluumo muhiim ah kula wadagaya mawducaas aad ka laba labaynayso waa fariin rabani ah

Adigo wax cunaya ma aragtay muqaal dad gaajonaya xalad adag wajahaya
Waa fariin rabani ah ilahay uga mahad celi nimcadas aad cunayso xususana kuwas baahan dadka qaar laga yaabo inay kasi socdan ee ayna ku bararugin
Fariimaha ilahay sw

Waliga ma aragtay muqaal ama qisada qof shil gaadhi galay oo geerida qarka u fuulay ka dibna hal mar bararugay xumaan badan oo ku dhex jirayna ka dhex baxay noqdayna qofkale waxayna u eegtahay ilahay inu dhagta ka yara qanjiidhiyay oo u dhahay wakhti kaste waad dhimankarta xalad hada aad gashay oo kale ka dibna aniga ii so noqo

Markaad istakharaysanayso laba arimood oo adan aqoninkii. Ku khayr badan ka dibna aad ilahay waydiisanayso in kii ku khayr badan ilahay ku wafajiyo natiijada aad arkayso waa isla mawduucan aan ka hadlayno fariimo rabani ah in ilahay niyadada galinayo jacayl ama nacayb muraadkas aad istakharaysanayso ee ad waydiisanayso ama fariimo kale sida in ayba kaso hor baxayan
Ama qof kugu dhirigalinayo qof kuleh waa arin fiican ee ku soco
Ama qof khibrad u leh arinkas oo kaga digaya
Ama in ilahay niyadada galiyo jacayl ama nacayb ku aadan waxad aad ilahay baryeyso
Lakin markale maku bararugsan tahay
Fariimahas rabaniga
Maku bararugsantahay waxyabaha kaso hor baxaya waydiisiga ka dib

Marka aynu inagu ka muslimin ahaan aynu leenahay waxkaste oo xaga ilahay ka yimada waa khayr
Waa in shaygasi noqonkaro fariin rabaniya

Adigo ka murugaysan xaalka nolosha maka soo hor baxay muqaal hooyo ree qasa ah oo leh waxaan wayay 5 caruur ah oo aan dhalay iyo abahood ka dibna mashakilka adiga ku haysta uu noqonaya wax iska caadiya
Marka aad aragto xalada ay wajahanaya malayiin walalahen ah Sudan ama falastiin

Sida aynu rumaysanahay ka muslim ahaan ma jirto wax iska imanaya ilahay wuxu leyahay wax walba qadartoda ayay leyihiin

Marka lagaga digayo qaflada ee lagu leyahay dikriga ilahay joogte rasulkenuna scw uu leyahay qofka ilahay xusaya iyo ka aan xusayn waa sidi qof dhintay iyo qof nool

Previous Post
Next Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *