Qisada geeridii abahen nabi aadan Cs 1

Qisada aan maanta ka shekayn doona waxay ka hadlaysa geerida abahen nabi aadan Cs

Markii ay geeridu u timiday aadan Cs
Wuxu u yeedhay caruurtiisa isaga oo ku yidhi wiilashaydiyow waxaan doonaya inaad ii doontan ama aad ii keentan
Miraha janada markaas ayay dhamaantod waa ilmihi aadane ay galeen raadinta midhaha janada iyaga oo ka raadinaya dunida inti ay raadinta midhaha janada ku jireen ayay wadada waxay kula kulmen malaig sida xunudkii iyo kafantii lagu aasilaha nabiyulahi aadan cs iyi waxyabihi qabriga lagu qodilaha waxay malaigtii waydiyeen ilmihii aadan Cs halke ayaad ku socotan waxay ku yidhahden abahen ba xanuunsan wuxuna doonaya midhaha janada ka dib malaigtii aya ku yidhi caruurti hadaba dib ugu noqda abihiin waa uu naf baxaye macnaha uu geeriyoday intasi ka dib waxay malaigti u yimadeen aadan Cs aadan waxaa markasi la joogtay hooyaden xaawa
Xaawa marki ay aragtay malaigtii uso socotay aadan Cs waxay aqoonsatay in malaigtu ay u yimaden maanta inay nafta ka qaadi donan ninkeda oo feedhisa laga abuuray ka dibna waxay ku dhagtay aadan
Aadana wuxu ku yidhi iida xaawoy waxan dhashay adiga horta ee isku kaaya daa aniga iyo malaigta rabigay intaasi ka dib waxay malaigtii kaso sareen naftii oo maydhen jidhkiisa oo kafanta galiyeen una mariyen udgoon


Ka dib waxay qodeen qabrigii aadan oo way ku tukaden dabeedna aasen intaas ka dib waxay dhahen ilma aadanow waa inaad sidaan oo kale u tukataan ama aad u aastan maydadkiina
Ibnu isxaaq wuxu yidhi geeridi aadan ka dib qoraxda iyo dayuxuba waxay madobaden todoba habeen iyo todoba maalin
Waxaa sidaas oo kale laso wariya markii uu aadan Cs geeridiyoday in dhamaan umanka oo dhan ay ooyen
Todoba maalmod

Previous Post
Next Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *