Maxa  laga aminsanyahay dadka somalida iyo dhaqankoda 1

Hordhaca

Somalidu waxaa weyaan dad qableh oo isla weyn
Waana qoyska ugu halganka badan tariikhda 12 qarni Bay somalidu dagalamaysa waligeedna hal qarni ma dhamanin iyaga oo anan dagalamin
Tariikhda umadihi kale ee wadan islaam ahaa ee ay galadu qabsatay wayba is dhiiben somalidu waa qoys adag oo ilaa hada jira sida andalus lo qabsaday ayaa bariga Africa oo dhan lo qabsaday somaliyana lo qabsaday somalida oo African ka dagalamayan ayaa portuqiis kuso duulay wakhtigii axmed guray caalimkii ayaa dilay ee qarnigi 10aad halgami jiray portuqiis baa dilay markuu axmaaro ka adkaaday ee uu hilibka qaydhiin baray ee uu maqala ugu tagay ee aksum ka saaray ee u rabay inuu bada ku daro faransiis baa so duulay

Somalidu waxay ahayd dad dagaalyahano ah iyago isticmaalay tabo lagu hoogo waxay qadan jireen gashaan ka samaysan haraga gariga oo waxay u dagalami jireen laba labo iyagi oo midba wato waramo Tumati ah oo afka le iyo bilawe oo in midi kii kale kuso maqanyahay aya isagiina midi ku taala

Al imaam qalqashadi kitaabkii uu somalida ka waramayo qarnigii 8aad wuxu leyahay dadka bini adamka ee ku nool gobalka waa dadka ugu caqliga badan 700 sano ka hor ayuu leyahay somalidu waa dad caqli badan
Dadka somalidu waa dad sinaba lo agdhigi karin dadka dagan qaybtani Africa kada ah hadii ay tahay maskax iyo geesinimaba
Waxay ahayen somalidu dad raganimo leh indhohoda saafiga ah oo fahmadooda dagdaga badan ayaa waxay kaso jeeden nolol cafimaad badan oo anay waxba shashaynin sida waxyabaha dadku qataan ee tamar lagu kiciyo

Qoyska somaligu awood in lo sheegto moyane cadow uma hogaansamaan muqaal ahaan waa niman madmadow oo San dhudhuban oo aad moodo inay carabi ku jirto

Waxay somalidu ka yimaden dhinaca waqooyiga iyagii oo oo dulaan ah markasay kiciyeen oo ay dadki ka wadeen dadki dhulkasi iyaga uga horeeyay oo kala ah gaala iyo bajuun
Africanku waxay idin yaqanan yuhuuda Africa xaga xisaabta iyo caqli badnida
Waxay somalidu isku xukumi layihiin ee u heshiin layihiin waa caqliga faraha badan

Somalidu maaha dad ka baqaya qoryo iyo hub in loo qaato
Gudomiyihi bariga Africa ee ingiriska
Ayaa waxaa uu qoraal ku shegay in somalidu iyagu qudhoodu isku arkaan
Kuwo la mid ah ingiriski ama kasi sareeya shakhsiyada qof somaliga uu leyahay waxay ahayd mid si kala go la aan ah ay ugu hadli jireen sarakiishi reer yurub ee ka shaqaynayay somaliland shakhsiyada somaliga waxay ku sheegen inay ahayd mid ay wehelinaya calamooyin aan meel wada dagin fudayd iyo saldhigasho la aan
Hadalka oo tag tagan oo sidi dagaal oo kale la moodo

Waxaa la raaba dadka in taliso oo caqli badan iyo shacab la hogamiyo inay noqdan qofka somaliga arday 18 jirka iyo odayga 80 jirka isku wax Bay dareemayan ma sirikartid

Somalidii baryaha cadal soo gali jirtay
Masuliyinti ingiriska ayaa wixi ay hub sitaan ka dhigi jiray
Waxa jirtay inaan la danayn jirinba mustaqbalka iman doona
Waxaa jirtay is amanid xad dhaaf ah sharafweyni aan bini adamka cidiba ka sharafweynayn qadarin xumo iyo kibir seetada goostay oo matalan hadii uu qof gaal ahi uu so garab maro qof somali ah tee oo qofka gaal ah loo jeedo ayaa candhuuf qofkasi ku tufi jiray dhulka qabka qofka soomaliga ah inta lasi bunbuniyay ayaa waxa dhacaysay inanay cidiba wax u sheegi karin sababta oo ah isagaba isla toosan
Oo doc weyn oo laga so galo marnaba uma banayn jirin

Umada kuwa gaalada ah iyo kuwa islaamka ah ee walalahen ba waxay ku roonyihin dabaqad sare oo wax hogamisa oo caqli badan iyo kuwa hoos oo shacaba oo la hogamiyo
Waxaa horay lo yidhi adhi indhihi waa kuma waxaa la yidhi adhi indhihi waa riyo cad
Somalidu kuligood waxay wada noqdeen wada riyo

Waxay somalidu jeclan jireen galada gaadmada ah iyo kuwa gacantaba layskula tago ee kaymaha gagaban ee jiqda ah laysu haleelo somaliga ugu geesinimada badan ee ugu qabka badan

Ee dagalyahanka ugu naxariista daran
Aya wuxu awood u laha inu sameyo wax weyn oo gobanimo leh wuxu u diyar noqon jiray inu dhiigisa u daadiyo
Dhulkiisa wuxu dhiman jiray isaga oo arkaya nafta kasi baxaysa oo aan odhan jirin malaha waad dhimanaysa oo seefti oo ku taagan ayu qosol ku dari jiray oo ay naftu kaga bixi jirtay wax yar bu ka walwali jiray nabarada ku dhacaya nabaradana waxa lagu dhayi jiray digada geela
Ninki dhul marenka aha captain jey
Ayaa isaga oo ka hadlaya somalidii abanada u ahaan jirtay ee dhulka u kala wadwadi jirtay ayaa waxa u sheegay
In dhif dhif moyane aan la arki jirin
Niman somaliyed oo anay nabaru ku oolin oo waliba naburada qaar sida ay u banayen aad ka yaabaysay

Sarakiishii ree yurub ayaa waxay ogaden hadi somalida basar adag lagu qabto loo tix galiyo sharadada kulul ee ay leyihiin waxay somalidu noqon jiren Bay leyihin boolis iyo milatari wanagsan inkaste oo ayna marnaba ogalan jirin in lagu xamasho
Xaga dhar xirashada ama miilatari haku jiro ama haku taagnado dirayski ingiriska ama garan ha xirnadee ama surwal gaban ama dharki hidaha u ahaa
Somalidu waxay ahayen dad sida lo qoray ay indhuhu qabanayan oo dirays qad fiican waxa tani la arki jiray xiliga ninku ugu xooga badanyahay ee u isku buuxsamo

Gunanadka

Xaga diinta somalidu waa muslim wanagsan oo waa suni walow xumad jiba ahi ay ku jirtay marka sida nin darwiish ah ama wadaad diinta uu u marinayo intan meel baad leh lo guurin
Ama marka la donayo in werar la qadayo lagu so guulaysto xaga haweenka sida lola macamiilo somaligu waxaa u kaso dhex baxay dunidi muslimka ahayd haweenka xijab laguma hayn jirin oo xooga xoriyad ah oo dunida carabta lagu haynin ayay qabeen somalidu waxay ahayen dad saf safra oo socodka ku daran
Fikrada ninka somaliga ha jirto qof la so barbar dhige hadana wuxu aminsana inu jirin nin isaga la mid ah iyado sifoyinkasii ay jiren waxa kale oo jirtay madax banani iyo kali kalinimo iyo marti soor iyo wax kala reerebid joogto u ahayd noloshiisa

Previous Post
Next Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *