[Rubama yaduladiina kafuru lawkanu muslimiin]
Laga yaaba inay jeclan lahayeen in ay muslimiin ahan lahayen ayadan quranka waxaa ku jira macno baladhan oo qofkaste oo inaga mid ahi hadu sideeda u dhuuxo ay waxyabo badan oo aan dhadhan badan la lahayni ay dhadhan culus la lahayaan lahayen mufasiriintu ayadan markii ay fasireen waxay ku tilmaamen marka ay galada qiyamaha laso taago ee ay cadaabta iyo hoogeda arkaan
Ay odhanayan ayadan amaba ay jeclan lahayeen hadii ay muslimin ahan lahayen
Waqiceena aduun marka aynu la nimaadno ayanay ka maqnayn si aynu u fahano ayadan sida ay waqiceena aduun u dabaqayso aynu marka hore isla fahano islaamnimadu waxaa ay tahay inaad tahay qof islaam ah macnaheeda
Aduunka ay 8 bilyan ku nool yihiin kala ilbaxnimoyinka kala xadaradaha ah kala diimaha ah kala fahanada ah kala dhaqanada ah kala hab nololedka ah ayu adiga ilahay sw kaa dhigay qof muslim ah oo uu ka dhaliyay qoys Muslim ah
Oo uu ka dhex abuuray umad muslim ah oo aad ku dhex kortay
Halka ilmaha yar ee 5 jirka ama 10 jirka ah ee manta wadamada ree galbeedka ku nool la baro sidi marka uu waynaado khaniis u noqon lahaa ama uu qowmu luud u noqon lahaa adigu markad 5 jir iyo 10 jirka ahayd waxaa lagugu so ababiyay akhlaaq wanagsan waxaa lagugu so tarbiyadeyay inadan been sheegin inadan waxba xadin inadan waxba dilin inadan cidna dhibin inadan cid cayin heer mararka qaar laynagu ciqaabi jiray waxyabahasi waxaa layno diyarinayay noloshan aduun ee ina sugaysa in si wanagsan oo akhlaaq wanagsanan iyo anshax leh ugu nolano aynuna ugu dhimano inaga oo anan cidna dhibin inago waliba cidwalba wax tarnay waxaad marka kobaad ilahay ku mahadiisa inu ka dhaliyay qoys iyo degaan kugu tarbiyadeynaya sidii aad qof waxtar leh u noqon lahayd oo malinkad dhalatay dadka ka agdhawi ay kugu ducaynayeen
Kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisaba anfaca ilahay haka dhigo
Halka maanta ilmaha reer galbeedka ah la barayo sidi uu gabigiisuba u cabudi lahaa xubintiisa taranka amaba laga xayuubinaya fitradi saxda ahayd ee qofku inuu nin yahay iyi inu naag yahay ku kala garan laahaba xataa mararka qaar inuu amino inuu yahay doofar ama uu yahay ay
8 bilyan ee qof inaad sideedaba muslimka ahato ayaaba sididaba nimco ah macnaha inad tahay muslim waa in aad dhex timid duni lagu diyariyay wax kaste oo aad u baahnayd waxana u ilahay ku siyay kitaab aad wax walba ood nolosha u bahato aad ugu shidaal qadato kitabkas quraanka iyo sunaha nabigii uu kuso diray waxa sees looga dhigay noloshada sida aad suuliga u galayso sida aad u seexanayso sida aad wax u cunayso gacanta aad wax ku cunayso sida aad u fadhiisanayso sida aad u soconayso sida aad dadka u eegayso sida aad dadka ula hadlayso xataa wajigaga sida aad ka dhigayso lasi maro noloshada khaas ku ah dhaqalahaga sida aad u adegsan lahayd wakhtigaga sida aad u bixin lahayd lasii maro xidhiidhka adiga iyo dadka kala dhaxeyay sida aad dadka ula dhaqmayso ila la gaaro nidaamki iyo heerka maamulka umadada
Ilahay wuxu ku diyariyay diin noloshada dhan caqli ahaned iyo dhan nafsad ahaneed iyo dhan jidh ahanedba ku diyarinaysa oo dhinackaste oo aad wax uga bahato ka baahitiraysaa inaad tahay islaam macnaheedu waatas
Xadiiskii nabigu scw muxu ku lahaa ninkii u yimiday
[Qul amontu bilahi sumas taqiim]
Ilahay amin ka dib imaan la imo oo ku toosnow
Macnaha imaan qalalan oo ah inaad ilahay sw iyo rasuulkisaba aad rumayso kaliya laga dooni maayo
Camal wanagsan inaad iska samayso adigo imaanki ka maqanyahayna laga dooni maayo
Labadan markaste way isla socdaan
Qofka maanta ku nool wadamada reer galbeed ah haduu uu qimeyo sida ay bulshada muslimiintu u nool yihiin uu jeclan lahaa inuu ahada islaam sababta oo ah noloshadii saxda ahayd eee bini adamtinimada bulshada muslimka oo kaliya dhexdooda ayaa laga helayaa
Hadii adiga maanta lagu dhaho kala dooro inaad yeelato qasriga ugu weyn dunida oo aad habeen walba calool xumo iyo ciil la seexan kari waydo
Iyo inaad aqal somali yar ku yeelato tuulo ka mid ah tuuloyinka somalida oo hal haben walba bashbash iyo barwaqo ku dhex seexato oo aad nolol dagan ku noolato
Waxaa hubaal ah in qofwalba nolosha yar ee fudud doraan lahaa ee u sacadada iyo badhadhaha ku nool yahay
Aduunkan cimrigeenu u kobanyahay intas yarna waxan u bahanahay inaan u nolano si yar oo dagan inago dabcan aan indhaha ka qarsanayn nolosha iyo caqabadeeda